Qeexid
"Muraad; dan."
Qeexid Xigta
Fal si ulakac ah loo sameeyo. ld qasdi.
"Muraad; dan."
Fal si ulakac ah loo sameeyo. ld qasdi.
Wadaag:
(f.g) Wax samayntooda damcid.
(f.mg) U q.: meel ama wax muraad ka yeelasho.
f.g
Wadaag:
Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm.
m.l
Wadaag:
Mugga ay wax leeyihiin.
Awoodda qaadis ee wax leeyihiin.
ld jaad1(1). Laamo yaryar oo u xirxiran majimo iyo marduufyo laga soo guro geedo meelo kala duwan ka baxa la cuno inta ay jilcanyihiin oo lagu marqaamo. 4. ld qaadid: magacyada lammaanan.
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Weel yar oo macdan ama nooc kale oo bir ah ka samaysan oo cunnada iyo sharaabka lagu alxamo; daasad. ld qasacad.
m.l
Wadaag:
Geed leh quwaax sonkorta laga sameeyo, laanlaan ubaxa, alamo leh oo dhulka kulul ka baxa.
m.l
Wadaag:
Biyo iwm wax kale ku labmid.
Qof xasillooni darro maskaxeed la kulantay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Samaynta wax, fal, hadal iwm. loo sameeyo si aan sax ahayn; gef.
m.l
Wadaag:
Wanaagga dadka kale helayo oo laga naxo ama la nebcaado ama la jeclaysto in iyaga laga qaado oo isaga loo soo wa reejiyo; khayrka dadka kale haysto oo laga gubto.
m.l
Wadaag:
Saluugidda la saluugo wax la isa siiyo.
ld qawid. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo barobaro cadcad leh; cambaarcad.
m.l
Wadaag:
Biyo iwm oo wax ku labmay ahaansho.
Qof xasilloonidarro maskaxeed la kulantay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Q. ah: oogada nafleyda haraggeeda meel hawl ama cudur aawadii la adkaata oo jilif ama lakabyo fuulaan. ld carfad.
m.dh.kh
Wadaag:
(-do, m.l) Dhuun dheer oo bir, caag ama wax kale ka samaysan oo biyaha iwm ay maraan.
m.dh
Wadaag: