Qeexid

"ld qasad1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qasdi oo kali ah:
  • Hadda ba sida la og yahay dhacdo wali ba mar kasta oo ay ka sii durugto xilligeeda iyo dadkeeda waa ay doorsoontaa: waxaa ka lunta run badan waxaa na gasha been badan oo aan loo qasdin ama loo qasday.
  • Qasdiga Ilaah waa in Eraygiisa lagu turjumo luuqud kasta, sababtoo ah ma jirto luuqad si khaas ah quduus u ah oo ay tahay in Erayga Eebbe ee Kitaabka Quduuska/Baybalka uu ku qoranaado.