Qeexid
"Neef riman soo sid-dhaweyn (sac ama hal)."
[-ooyay, -oysay]
qasgo oyay
qasgo ysay
f.mg2"Neef riman soo sid-dhaweyn (sac ama hal)."
Wadaag:
Rabsho iyo xasillooni la'aan.
Siil.
Gumaar. 4. Meesha ay iska galaan miskaha iyo sabiisha geela.
m.l
Wadaag:
Milme iyo hoore isku labid.
Wax kala jaad ah isku darid.
Rabsho iyo xasillooni la'aan meel ka abuurid. 4. Ka q.: hadal, ciyaar iwm oo cid si wanaagsan ugu socotay ka dhabqin.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Geedo yar oo isku baxay; fuur.
Q. ah: cunto si xun loo karshay.
m.l
Wadaag:
Dahaarad la'aanta ku dhacda qof galmo sameeyey ama junnuubay. ld qaslad.
m.l
Wadaag:
Tirada rakcadaha salaadda oo la soo gaabsho marka safar dheer iwm lagu jiro.
(-iyo, m.dh) Daar weyn dhul ballaaran ku fadhida oo qaab quruxsan u dhisan. ld qasir.
m.l
Wadaag:
(f.g) Qof jirkiisa meel ka mid ah wax af leh isaga jarid.
(f.mg) Qof cayilan isliska cajarradiisa uu isku liso awgeed la dhaawacmid.
f.g
-ooyay, -ooysay
Wadaag:
Geed leh quwaax sonkorta laga sameeyo, laanlaan ubaxa, alamo leh oo dhulka kulul ka baxa.
m.l
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Weel yar oo macdan ama nooc kale oo bir ah ka samaysan oo cunnada iyo sharaabka lagu alxamo; daasad. ld qasacad.
m.l
Wadaag: