Qeexid
"Qayb ka mid ah qaybaha xabbadda badanaa ka samaysan maar, leh qaabka dhululubada, oo ay ku dhex jirto baaruud, afka horena ku wadata sulub."
Qeexid Xigta
Gufarka caleenta shaaha ama bunka oo weelka salkiisa ku hara. ld gashir, qashar.

Wadaag:
Geedo yar oo isku baxay; fuur.
Q. ah: cunto si xun loo karshay.
m.l
Wadaag:
Cunto iwm qash noqosho.
Geed hoosaad badan wax isku baxay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Si wanaagsan oo farxad iyo reyn-reyn leh qof u qaabilid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Haan ka samaysan, harag, weyn oo biyaha lagu dhaansado.
m.dh
Wadaag:
Rabsho iyo xasillooni la'aan.
Siil.
Gumaar. 4. Meesha ay iska galaan miskaha iyo sabiisha geela.
m.l
Wadaag:
Qof islaweyni aan dhab ahayn muujin.
Ka q.: cid jirro ama yasid awgeed uga fogaansho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Milme iyo hoore isku labid.
Wax kala jaad ah isku darid.
Rabsho iyo xasillooni la'aan meel ka abuurid. 4. Ka q.: hadal, ciyaar iwm oo cid si wanaagsan ugu socotay ka dhabqin.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Wax la waayey dhowr meel ka raadraadin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag: