Qeexid
"Cunto iwm qash noqosho."
Qeexid Xigta
Geed hoosaad badan wax isku baxay noqosho.
"Cunto iwm qash noqosho."
Geed hoosaad badan wax isku baxay noqosho.
Wadaag:
Geedo yar oo isku baxay; fuur.
Q. ah: cunto si xun loo karshay.
m.l
Wadaag:
Qayb ka mid ah qaybaha xabbadda badanaa ka samaysan maar, leh qaabka dhululubada, oo ay ku dhex jirto baaruud, afka horena ku wadata sulub.
Gufarka caleenta shaaha ama bunka oo weelka salkiisa ku hara. ld gashir, qashar.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Haan ka samaysan, harag, weyn oo biyaha lagu dhaansado.
m.dh
Wadaag:
Qof islaweyni aan dhab ahayn muujin.
Ka q.: cid jirro ama yasid awgeed uga fogaansho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax shaasho ku dhacday noqosho (carruur iyo haween). ld shaashoo.
f.mg1
Wadaag:
Milme iyo hoore isku labid.
Wax kala jaad ah isku darid.
Rabsho iyo xasillooni la'aan meel ka abuurid. 4. Ka q.: hadal, ciyaar iwm oo cid si wanaagsan ugu socotay ka dhabqin.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Rabsho iyo xasillooni la'aan.
Siil.
Gumaar. 4. Meesha ay iska galaan miskaha iyo sabiisha geela.
m.l
Wadaag: