Qeexid

"Qof rabshoole ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaswade oo kali ah:
  • Baaqa ayaa lagu sheegay oo kale in shaqsiyaadka horay ugu lug lahaa danbiyada dagaal, Musuqmaasuqa iyo kuwo kale ee loo yaqaan qaswadeyaasha inaysan ku soo laaban karin baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
  • WASHINGTON: “Waxaan uga digaynaa Qaswadeyaasha Soomaaliya iyo Al-shabaab inay dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed” Madaxweyne Barack Abama.