Qeexid
"Qori adag albaab hoos uga xirid."
Qeexid Xigta
Qof sixrid, iyadoo geed musmaar loogu taagayo.
[-ray, -rtay]
qataar2 ay
qataar2 tay
f.g1"Qori adag albaab hoos uga xirid."
Qof sixrid, iyadoo geed musmaar loogu taagayo.
Wadaag:
Qori yar oo albaabka hoos looga xiro; handaraab.
Bir xoog leh oo qoryaha iyo dhagxaantaba lagu jajebiyo.
Q. ah: baabuur aad u duugoobay oo kala daadsan laakiin socda. 4. Nooc sixirka ka mid ah oo inta geed musmaar lagu taago isla markiiba qofka la sixraayo xanuunsada.
m.l
Wadaag:
ld qaare. Ul dhumuc weyn leh oo madaxa u buuran oo lagu dagaallamo; huur.
Cayaar shaxeed aan la baajin karin kataanteeda. ld qaare
m.dh
Wadaag:
Irrid iwm wax la qataaray ahaansho.
Qof la sixray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Irrid wax xirantay noqosho.
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
(-rro, m.dh) (taar.) Go'aan rasmi ah, ee ka soo baxa boqor, boqorad ama madax kale.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) (juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
m.l
Wadaag:
Arrin si shataaradi ku jirto u fulin. ld shitaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nafley cunto ama cabid aan helin ahaansho.
Wax la qaybinayey cid aan wax ka helin ahaansho. ld qadsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Rati raran oo taagan wax saarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cid wax ka qatan noqosho. ld qadsanow.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Jir nafley, dhul, derbi iwm dildillaac yaryar yeelasho kulayl ama qabow dartii.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: