Qeexid
"Xoolo kalkii ay ku cabbi jireen dhaafid."
[-fay, -ftay]
qatindhaaf2 ay
qatindhaaf2 tay
f.mg1"Xoolo kalkii ay ku cabbi jireen dhaafid."
Wadaag:
Xoolo kolkii ay cabbi jireen dhaafay oo aad u oomman.
m.l
Wadaag:
Qof islaweyni aan dhab ahayn muujin.
Ka q.: cid jirro ama yasid awgeed uga fogaansho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Muddada ay xooluhu biyaha ka qadaan.
Q.ah : xoolo aan kalkoodi gelin.
m.l
Wadaag:
Xoolo muddo biyo ka qadid.
Ka q.: wax la qaybsanayo wax ka waayid.
f.mg1
Wadaag:
Wax muggiisa badar ka badan lagu shubay noqosho (weel).
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Is m.: is afgaranwaayid, isku khilaafid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax dad kale leeyahay idin la'aan faragelin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Laba qof ama ka badan isfahmiwaayid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Xoolo, muddo aan biyo cabbin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(f.g) Laba wax ama ka badan oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarasho.
(f.g) Laba ama ka badan oo wax isku hayey isnabadgelin.
(f.mg) Cid waalasho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Galmo aan xalaal ahayn raadin.
Risiq raadin.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Xoolo in muddo ah biyo ka celin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: