Qeexid
"Xoolo, muddo aan biyo cabbin ahaansho."
[-naa, -nayd]
qatinsan aa
qatinsan ayd
f.mg4"Xoolo, muddo aan biyo cabbin ahaansho."
Wadaag:
Muddada ay xooluhu biyaha ka qadaan.
Q.ah : xoolo aan kalkoodi gelin.
m.l
Wadaag:
Xoolo muddo biyo ka qadid.
Ka q.: wax la qaybsanayo wax ka waayid.
f.mg1
Wadaag:
Nafley cunto ama cabid aan helin ahaansho.
Wax la qaybinayey cid aan wax ka helin ahaansho. ld qadsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la qayraamiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho.
Dhuxul wax la huriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xoolo in muddo ah biyo ka celin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hawl iwm wax la qabtay ahaansho.
Ku q.: wax meel ku dhegsan ahaansho.
Tuug, dugaag iwm wax casiimo lagu akhriyey oo aan wax bi'in karin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xoolo kolkii ay cabbi jireen dhaafay oo aad u oomman.
m.l
Wadaag:
Xoolo kalkii ay ku cabbi jireen dhaafid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
qaybsan unug m.l (baay.) Samaysanka laba unug oo mataanaysan oo ka yimid unugga waalidka. Marka hore waxa qaybsanta bu'da, taasi uu daba socdo samaysanka xuub u dhexeeya bu'aha mataanaha.
Wadaag: