Qeexid

"Meel cirif ah oo haadaan dheeri ka hooseysa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaw oo kali ah:
  • Hargeysa ayay ka tegeen raggii ugu horreeyay ee ka hawlgalay laanta Af-Soomaaliga, BBC-duna maaha meel wax laga shirqoolo ama lagu dheel-dheelo, waxayse leedahay qawaaniiinteeda iyo anshaxeeda abaal-marineed.
  • Waxaa Maxamadda Bosaso dhinaca kale xakuntey 6 qori oo burcadeedkii wadatey lagu xakumey sadex sano kuwaasoo lagu soo qabtey Qaw agteeda sadex bilood ka hor.