Qeexid
"Neef xoolaad oo aad u da'weyn caatana ah."
"Neef xoolaad oo aad u da'weyn caatana ah."
Wadaag:
Wax wareega sida garangarta.
Makiinad dharka lagu tolo.
Duraanka dharka lagu tolo ama lagu fasilo.
m.l
Wadaag:
Saluugidda la saluugo wax la isa siiyo.
ld qawid. Cudur aan halis ahayn oo maqaarka dadka ku dhaca oo barobaro cadcad leh; cambaarcad.
m.l
Wadaag:
Duf xaskusha u eg oo geedka naarjiinta ka baxda oo joodari iwm laga sameysto.
m.dh
Wadaag:
(-sas, m.l/-syo, m.dh) Laba calaamadood oo bil u eg, iskana soo horjeeda oo ereyada, hadallada iwm la dhex gesho middood. ld qows.
m.l
Wadaag:
Curdanka baarka geedaha ka soo baxa.
Hadal; erey.
Q. leh: qof axdi leh. 4. Cabbitaan qof jirran afka loogu shubo; kawl.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid jeenan siin.
(f.mg) Hadal dhihid.
(f.mg) Curdan bixin (geed). 4. (f.mg) Si wanaagsan u korid (ubad, geel iwm.).
f.g
-wlay, -wshay
Wadaag:
(-ryo, m.dh) (c.nafl.) Jeex jeex ku dhaca maqaarka gaar ahaan afka qarkiisa ama meelo kale oo dhaqaaq badan leh ee jirka. Jeex jeexyada ku yaal afka iyo sanka caruurta ku dhalata waraabowga waxay marka noqdaan qararyo.
m.l
Wadaag: