Qeexid
"Nafley, labadeeda qal dhexdooda bir, xarig, iwm, gelin."
[-alay, -ashay]
qawlal2 lay
qawlal2 shay
f.g1"Nafley, labadeeda qal dhexdooda bir, xarig, iwm, gelin."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Labada dacal ee afka middood oo ku aaddan miciyaha ama gaws horaadka.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid jeenan siin.
(f.mg) Hadal dhihid.
(f.mg) Curdan bixin (geed). 4. (f.mg) Si wanaagsan u korid (ubad, geel iwm.).
f.g
-wlay, -wshay
Wadaag:
Wax qawlal gashanyahay ahaansho (awr, faras iwm).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax qoyanaa engegid.
Qof sarco qaba suuxid.
Xubin jirka nafleyda ka mid ah hawl gabid.
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid.
Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
Curdanka baarka geedaha ka soo baxa.
Hadal; erey.
Q. leh: qof axdi leh. 4. Cabbitaan qof jirran afka loogu shubo; kawl.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) (xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg u dhexeeya oo iyol (oleli). Tubta bar socota sallax oo wadarta fogaanta ay u jirtaa laba barood oo maguuran ah ay tahay madoorsoome. Labada barood ee maguuraanka waxa la yiraahdaa kulmisyo.
m.l
Wadaag:
Cid xoog ku kaxayn si dan laga lahaa loogu fusho.
Meel dhir ka bannayn si beer looga dhigo.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Ka q.: hawl la qabanayey ama wax kale qayb ka qaadasho.
f.mg1
Wadaag: