Qeexid
"eeg qawlal2."
"eeg qawlal2."
Wadaag:
Nafley, labadeeda qal dhexdooda bir, xarig, iwm, gelin.
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Labada dacal ee afka middood oo ku aaddan miciyaha ama gaws horaadka.
m.l
Wadaag:
Wax qawlal gashanyahay ahaansho (awr, faras iwm).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Curdanka baarka geedaha ka soo baxa.
Hadal; erey.
Q. leh: qof axdi leh. 4. Cabbitaan qof jirran afka loogu shubo; kawl.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid jeenan siin.
(f.mg) Hadal dhihid.
(f.mg) Curdan bixin (geed). 4. (f.mg) Si wanaagsan u korid (ubad, geel iwm.).
f.g
-wlay, -wshay
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Cad ka samaysan qoryo si gaar ah isugu rakiban oo albaabbada lagu dhejiyo, si ay u xirmaan ama ayan u furmin; qori gaar ah oo ilko kala duwduwan leh baa lagu furaa.
m.l
Wadaag: