Qeexid

"Mindi xoog badan oo hilbaha lagu googooyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qawley oo kali ah:
  • Ciidamada amniga iyo maamulka gobolka Nugaal oo ku qabtey shir jaraa'id magaalada Garowe ayaa sheegey in howlgalkaan qayb ka yahay la dagaalanka Burcad Badeedka maamulka Puntland ku haya kooxahaan ka qawleysta baddaha Somalia ku wareegsan.