Qeexid

"(-do, m.l) Jinsiyad. ld qowmiyad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qawmiyad oo kali ah:
  • Taas oo la mid ah tii uu Menilik haystay dabayaaqadii qarnigii sagaal iyo tobnaad ee uu ku boobay dhulalkii qawmiyadaha kale!
  • Haddii arrintaa ay indhaha ka qarsato iyada oo dano siyaasadeed oo gaaban xeerineysa waxa halkaas ku lumi doona mar kale himiladii ummaddaha la cadaadin jirey ee Itoobiya, gaar ahaan qawmiyada Soomaalida ee Itoobiya.