Qeexid
"ld qabaanqabid."
"ld qabaanqabid."
Wadaag:
Harag aan megdeysnayn.
Har, derbaal iwm adag oo laga galo roobka, qorraxda, dhaxanta iwm.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh/qabaa'il, m.l) Dad dhalasho wada sheegta. ld qabiilo.
m.l
Wadaag:
Q. ah: hadal ama fal aad u fool xun.
Q. ah: qof xun.
m.l.kh
Wadaag:
Qof qabyaaladda aad u daneeya oo ku dhaqma.
Qof qabiil tiro badan ka dhashay.
m.l
Wadaag: