Qeexid
"Jir nafley, dhul, derbi iwm dildillaac yaryar yeelasho kulayl ama qabow dartii."
[-ray, -rtay]
qawrar2 ay
qawrar2 tay
f.mg1"Jir nafley, dhul, derbi iwm dildillaac yaryar yeelasho kulayl ama qabow dartii."
Wadaag:
Dildillaac yaryar oo jirka nafleyda, dhulka derbiyada iwm yeeshaan marka uu kulayl ama qabow badan ku dhaco.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) (juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
m.l
Wadaag:
ld qaare. Ul dhumuc weyn leh oo madaxa u buuran oo lagu dagaallamo; huur.
Cayaar shaxeed aan la baajin karin kataanteeda. ld qaare
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) (taar.) Go'aan rasmi ah, ee ka soo baxa boqor, boqorad ama madax kale.
m.l
Wadaag:
Qori adag albaab hoos uga xirid.
Qof sixrid, iyadoo geed musmaar loogu taagayo.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
/dh (dii.) Awood Rabbaani ah, oo aan aadamiga ku lahayn wax hawl ah. ld qaddar1 (5).
m.l
Wadaag:
(daaw.) Halaamacoodka qanjirrada liinfada kuwaas oo barara, xanuun yeesha ayna adkaadaan xaaladaha qaarkood waa hallaamacood muddo dheer (cronica) sida qanjibararka ka yimaada cudurka qaaxada, inta badanse waa cudur muddo gaaban (acuta) oo ku kooban meel jirka ka mid ah oo u dhow addin dhaawacan.
m.l
Wadaag:
(-sas, m.l/-syo, m.dh) Laba calaamadood oo bil u eg, iskana soo horjeeda oo ereyada, hadallada iwm la dhex gesho middood. ld qows.
m.l
Wadaag: