Qeexid
"Calaalin (gocoso, goon)."
[-shaday, -shatay]
qawsh haday
qawsh hatay
f.g3"Calaalin (gocoso, goon)."
Wadaag:
(-sas, m.l/-syo, m.dh) Laba calaamadood oo bil u eg, iskana soo horjeeda oo ereyada, hadallada iwm la dhex gesho middood. ld qows.
m.l
Wadaag:
U q.: qof dhibaateysan cid kaalmo ka dalbasho.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
Weel quraarad ka samaysan oo wax lagu shubto; dhalo.
Maaddo adke ah, jebi og, aan midab lahayn, ilays mootiye ah oo ka sameysan ciid iyo soodhe la isku dhalaaliyey. ld qarshad.
m.dh
Wadaag: