Qeexid
"(-xay, -xday; qaxi/qixi) Cabsi awgeed meel si degdeg ah uga guurid."
"(-xay, -xday; qaxi/qixi) Cabsi awgeed meel si degdeg ah uga guurid."
Wadaag:
Wax diirka sare ka qaadid.
Laf hilib ka gurid.
Si wanaagsan wax u sheegid.
f.g1
Wadaag:
(-xayt, -xday; -qixi) Dooro ukun dhali rabta qaylo samayn. ld qaxanqax2.
f.mg1
Wadaag:
Dad, xoolo iwm cabsi awgeed meel ugala cararid.
Dhuxul shidasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cabbitaan bun la shiiday laga sameeyo oo shaah ahaan loo cabbo. ld qahwe, qaxwo.
m.l
Wadaag:
Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho.
Dhuxul wax la huriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Q. ah: dhuxul shidan oo aan dambas dusha ka fuulin.
ld qaxmid.
m.l
Wadaag: