Qeexid
"(-xayt, -xday; -qixi) Dooro ukun dhali rabta qaylo samayn. ld qaxanqax2."
"(-xayt, -xday; -qixi) Dooro ukun dhali rabta qaylo samayn. ld qaxanqax2."
Wadaag:
Qaylada ay samayso dooradu marka ay ukun dhali rabto. ld qaxaanqixid, qaxanqax1.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; qaxi/qixi) Cabsi awgeed meel si degdeg ah uga guurid.
f.mg1
Wadaag:
(-xay, -xday; -qixi) Dad badan oo meel wada jooga hal mar wada qoslid. ld minqax2.
f.mg1
Wadaag:
(-byo, m.dh) Nin saani ah oo macsida aad u jecel; dhilley.
m.l
Wadaag:
Arrin la qaban doono waxyaalaha ay u baahantahay oo ku fuli doonto isku duwid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(c.nafl.) Nafley yar badda ku jirta leh midabka quraaradda, oogo jilicsan oo dhegdheg leh oo biyaha dul sabbeysa.
m.dh
Wadaag:
Qas; qulqulad; wareer.
Geed-abaareed higlada u eg aan qodxo lahayn leh miro yaryar oo cas cas, dambaskiisana magaad iyo dawo cadhada lagu dhayo laga dhigto, oo xooluhu daaqaan.
m.l
Wadaag:
Ci' iyo socsocod badan oo ay riyuhu sameeyaan marka ay waayaan arigii ay ku jireen. ld qawqab1.
m.l
Wadaag:
Ri' arigii ay ku jirtay ka luntay ama laga saaray ci' badan iyo dhaqdhaqaaq sameyn. ld qawqab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: