Qeexid

"ld qixi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaxi oo kali ah:
  • Haddaba, waxaa ayaan-darro ah, kuwa fursaddaa dahabka ah ku doonaaya in ay qaxiyaan Maatada mar labaad.
  • Saraakiisha dowlada ayaa ugu baaqdey in dadka goobahas dagan aysan ka qaxin guryahoda balse waxaa jira warar sheegaya in ciidanku qabanayo dadka dhalinyarda ah kuwaas oo ay ugu shakisan yihiin in ay qeyb ka yihiin weerada loo geysto.