Qeexid

Dhuxul shidid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaxmi oo kali ah:
  • Ruuxii u guntada maslaxaynta qowmiyadda Soomaalida—iyo guud ahaanba bini’aadnimada—waxa uu isku dayay inuu baqtiiyo dhimbilaha si aysan ugu qaxmin dab holcaya.