Qeexid
"Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho."
Qeexid Xigta
Dhuxul wax la huriyey ahaansho.
[-naa, -nayd]
qaxsan aa
qaxsan ayd
f.mg4"Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho."
Dhuxul wax la huriyey ahaansho.
Wadaag:
Wax qablax ah ahaansho (qof). ld qablaxsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax lafo waawayn oo caato ah ahaansho (qof).
Lafo is haysta oo hiliibkii ka dhammaaday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dad, xoolo iwm cabsi awgeed meel ugala cararid.
Dhuxul shidasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg qabalaxsan. ld qabalaxsanaansho, qablaxsanaan, qablaxsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Hawl iwm wax la qabtay ahaansho.
Ku q.: wax meel ku dhegsan ahaansho.
Tuug, dugaag iwm wax casiimo lagu akhriyey oo aan wax bi'in karin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax kulansaday qurux, wanaag caqli dheeraad ah ahaansho (qof).
Wax is hanashadii ay khamro, caro, fikir dheer iwm ay ka lumisay ahaansho (qof).
Kala b.: derin iwm wax fidsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: