Qeexid

"Ka q.: qof hawl, tartan, arrin iwm in uu qayb kaqaato u oggolaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaybgeli oo kali ah:
  • Taas macnaheedo maaha waxaanu uga qaybgeli weynay waxaanu aad u jecleen in xukuumad tiro yar oo aan ku qotomin beelo la dhiso laguna taageero xataa hadii 10 nin oo walaalo ah la keeno maxaa yeelay shacbiga ayaa Rayaale doortay awoodana shacabkaa siiyay.
  • Golaha wakilada ee Somaliland cidi ugamay soo qaybgelin.