Qeexid

"eeg qaybi. ld qaybis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaybin oo kali ah:
  • Ciidamo raashin qaybinayay oo la weeraray Kooxaha kacdoonnada ka wada gudaha Somalia ayaa waxay maanta weerar xooggan ku ekeeyeen goob ay raashin ku qaybinayeen ciidamada Ethiopia; iyadoo weerarkaas uu sababay dhimashada laba qof oo rayid ah.
  • Abwaanada taariikhda galay oo aan lagu soo koobi karin bog ama labo waxaan u kala qaybinaynaa labo qaybood.