Qeexid

"Qof wax qaybiya. ld qaybshe."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaybiye oo kali ah:
  • Sidoo kale waxaa uu Sheikh Cabdiqaadir xusay in Culumad ayaa isku qaybiyey labo qaybood oo kala ah dhanka Howdka iyo dhanka Iyaxda ee Gobalka Nugaal ayuu xusay Sheikhu.
  • Guddiyadaan oo isugu jira kuwa dhaqaale, wacyi galin, amni ayaa qoraalkii ay ku soo baxeen waxaa loo qaybiyey qaar ka tirsan xubnaha ka qayb galey kulamadaas.