Qeexid
"Ka q.: hawl, arrin iwm xubnaha fulinaya ka mid noqosho."
[-aatay, -aadatay]
qaybqaad atay
qaybqaad adatay
f.mg3"Ka q.: hawl, arrin iwm xubnaha fulinaya ka mid noqosho."
Wadaag:
Wax meel yiil meel kale geysasho.
Wax milkintooda la wareegid.
Talo, fikrad, dawo iwm ku dhaqmid. 4. U q.: wax si gaar ah u aqoonsasho, u malayn. 5. Naag guursasho. 6. U q.: wax,wax kale ku gudasho.
f.g3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Fandhaal macdan ka samaysan; malgacad.
Bir yar oo wareegsan ama afar gees ah oo badanaa dhexda carrab yar oo af dhuuban ku leh oo suumanka iwm inta madaxa lagaga xiro, dacalka kale daldaloolladiisa la suro oo lagu qabto.
eeg qaa'id.
m.dh
Wadaag:
qayb goobo m.dh (-bo ..., m.l) (xis.) Qayb ka mid ah goobada ee ka sammaysanta laba gacmood dhexdood iyo meeriska. Bedka q. g. waa 1/2 r +, taas oo r ay tahay acanka, +- na tahay xagasha.
Wadaag:
qayb goobo m.dh (-bo ..., m.l) (xis.) Qayb ka mid ah goobada ee ka sammaysanta laba gacmood dhexdood iyo meeriska. Bedka q. g. waa 1/2 r +, taas oo r ay tahay acanka, +- na tahay xagasha.
Wadaag:
qayb bulsho m.dh (-bo ..., m.l) (bul.) Dabaqad bulsheed, ama nidaam dawlad oo ku dhisan u kala qeybinta dadweynaha kooxo, iyada oo fiirinaysa reerkooda, darajadooda, maalkooda iyo shaqadooda iwm.
Wadaag:
(f.g) Wax meel yiil meel kale geyn.
(f.g) Wax gudo leh in ku filan ku shubid.
(f.g) Wax meel yiil kor u hinjin. 4. (f.g) Ciil, ceeb iwm meel kala tegid. 5. (f.g) Hanti dhicid. 6. (f.g) Nafley cudur ku dhicid. 7. (f.g) Hees ku luuqayn. 8. Yibir cid habaarid. 9. (f.g) Hadal, arrin iwm carrab ku dhufasho. 10. (f.g) Jaad cunid. 11. (f.mg) Roob feerid. 12. Dabool ka q., dub ka q.: wax daahsoonaa sheegid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Mugga ay wax leeyihiin.
Awoodda qaadis ee wax leeyihiin.
ld jaad1(1). Laamo yaryar oo u xirxiran majimo iyo marduufyo laga soo guro geedo meelo kala duwan ka baxa la cuno inta ay jilcanyihiin oo lagu marqaamo. 4. ld qaadid: magacyada lammaanan.
m.l
Wadaag:
(nax.) Qaybaha hadalka: magac waagii hore aad loogu adeegsan jiray xagga kooxaynta ereyada, kala soocnaantooduna waxay ku salaysanayd xagga qaab naxweedyada iyo xagga micnahaba.
m.dh
Wadaag:
Wax dhawr qaybood ka dhigid.
Ku q.: hawl, arrin iwm cid kale ku aaddin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dhowr meelood loo kala dhigay middood; in.; qaar.
Qaybinta tiro mid kale loo qaybiyey.
Maamulka laga xakumo dhowr gaar oo mileteri ah. 4. Maamul goboleed laga xakumo ciidan boolis ah.
m.dh
Wadaag:
Saxaro iyo kaadi iska dhiqid. ld darabdhaqo.
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
qaybta lafaha m.l (daaw.) Aqoonta ama ka shaqeynta toosinta qaabdarro uu keenay cudur ama waxyeello kale oo lafaha iyo xubno is goysyada ku dhaca.
Wadaag: