Qeexid

qaybsan unug m.l (baay.) Samaysanka laba unug oo mataanaysan oo ka yimid unugga waalidka. Marka hore waxa qaybsanta bu'da, taasi uu daba socdo samaysanka xuub u dhexeeya bu'aha mataanaha.