Qeexid

"ld qaybsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaybsi oo kali ah:
  • "Ra'iisul wasaaraha wuxuu ku joogaa qaab awood qaybsi ah, wuxuuna ka socdaa beesha Daarood, haddii la badalana waxaa imaanaysa in xukuumadu burburto" ayaa ilo wareedyo ku sugan Villa Somalia u sheegeen Garowe Online.
  • Waxay aheyd shirkii geedi-socodka nabada Soomaaliya ee Carte (2000) markii lagu yagleelay/xukmiyey heeb-qaybsiga siyaasad ee arimaha Soomaaliya 4.5.