Qeexid
"Ul dhuuban oo geela lagu ilaaliyo."
"Ul dhuuban oo geela lagu ilaaliyo."
Wadaag:
Q. ah: nin meesi xoolaad si joogto u ilaaliya oo aan ka harin.
m.l.kh
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofkalabaad ee wadarta ah (lala hadlayaasha amawax loo qorayaasha). ld aa2, aad.
mu.dhm.y
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Wax waqtigii la sameyn lahaa ama la bixin lahaa ka soo hormarin.
f.g1
Wadaag:
Geed weyn oo qodax leh oo quraca la bah ah oo leh mayrax fiican iyo xabag la cuno.
m.l
Wadaag:
Wax la cabbiray ahaansho (dhul).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
qayb bulsho m.dh (-bo ..., m.l) (bul.) Dabaqad bulsheed, ama nidaam dawlad oo ku dhisan u kala qeybinta dadweynaha kooxo, iyada oo fiirinaysa reerkooda, darajadooda, maalkooda iyo shaqadooda iwm.
Wadaag:
Biyo yar oo wasakh leh oo wadaanta ama darka ka daata oo ceelka agagaarkiisa jiifa.
m.l
Wadaag: