Qeexid
"Q. ah: nin meesi xoolaad si joogto u ilaaliya oo aan ka harin."
"Q. ah: nin meesi xoolaad si joogto u ilaaliya oo aan ka harin."
Wadaag:
Erey ama weer qof caadaysto in uu hadalkiisa soo dhexgeliyo had iyo jeer; halqabsi.
ld halhayn.
m.l
Wadaag:
Geed weyn oo qodax leh oo quraca la bah ah oo leh mayrax fiican iyo xabag la cuno.
m.l
Wadaag:
Wax la cabbiray ahaansho (dhul).
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: