Qeexid
"Cunidda qaadka."
"Cunidda qaadka."
Wadaag:
Fadhi habeysan iyo sheeko ay dad badani qaad ku wada cunaan.
m.dh
Wadaag:
Wax siday ahaayeen si ka duwan noqda ama laga dhigo; beddel; doorsan.
m.l
Wadaag:
Wax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm. beddelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Shey bir ka samaysan oo gacan yar oo qoolaaban iyo duleel yar oo uu furaha galo leh, oo faseexadda albaabka, sanduuqa iwm lagu xiro.
ld qafilid.
m.l
Wadaag:
Caleenta geedka gobka oo shiidan oo loogu qabeysto saabuun ahaan.
ld qasaasilid. Mayrista cuntada qaarkeed sida bariiska iwm la mayro inta aan la karin.
m.l
Wadaag:
qayb goobo m.dh (-bo ..., m.l) (xis.) Qayb ka mid ah goobada ee ka sammaysanta laba gacmood dhexdood iyo meeriska. Bedka q. g. waa 1/2 r +, taas oo r ay tahay acanka, +- na tahay xagasha.
Wadaag:
Docda wejiga ah oo soo jeedda.
Cid ka hor imaad, soo dhoweys.
Q.kayga: hortayda, tooskayga.
m.l
Wadaag:
qayb goobo m.dh (-bo ..., m.l) (xis.) Qayb ka mid ah goobada ee ka sammaysanta laba gacmood dhexdood iyo meeriska. Bedka q. g. waa 1/2 r +, taas oo r ay tahay acanka, +- na tahay xagasha.
Wadaag:
qayb bulsho m.dh (-bo ..., m.l) (bul.) Dabaqad bulsheed, ama nidaam dawlad oo ku dhisan u kala qeybinta dadweynaha kooxo, iyada oo fiirinaysa reerkooda, darajadooda, maalkooda iyo shaqadooda iwm.
Wadaag: