"eeg qayilsii."
Wadaag:
Qof qaad ku filan siin.
f.g2
-iiyay, -iisay
eeg qaabbilsii.
m.f.dh
eeg qaybsii.
Qof jaad cunay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
eeg qaylisii.
Cunidda qaadka.
m.l
(-ilay, -ishay; -yli) Qaad cunid.
f.mg1
eeg qawsii.
eeg qayil2.
ld ceeriin.
eeg qayilsan. ld qayilsanaansho.
Fadhi habeysan iyo sheeko ay dad badani qaad ku wada cunaan.
m.dh
eeg qaadsii. ld qaadsiis.
eeg qataysii.
eeg qay2.
ld qarqarin; qarqarsiyid.
eeg qaniinsii.
eeg qadeysii.
eeg qadaysii.
eeg qabadsii.