Qeexid
"Wax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm. beddelid."
[-ray, -rtay]
qayir2 ay
qayir2 tay
f.g1"Wax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm. beddelid."
Wadaag:
Wax siday ahaayeen si ka duwan noqda ama laga dhigo; beddel; doorsan.
m.l
Wadaag:
Wax midabkiis, dhadhankiisa, urkiisa iwm beddelmay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Wax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm beddelmay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(f.g) Wax qiimahooda, wakhtigooda, tiradooda iwm xaddidid.
(f.mg) ld qarrer. Dhul, dhar iwm dillaacid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Rati dabar si aad ah ugu dhuujin si uusan u fogaan.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Badar siiba digir karis xumo awgeed bislaan waayid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
La s.: cid xiriir wanaagsan la yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: