Qeexid

"Orgi waalay ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qaylad oo kali ah:
  • Markaa la ydihaahdo qof baa la xidhay waa in la yidhaahdo qofka maxaa lagu xidhay, laakiin qaylada aad ku dhufanaysaan halaga daayo.
  • Qaylada iyo sawaxankoodu waxa uu ka selelinayaa oo sawliil gelinayaa “ilmaha yar ee daradhigta saaran”: dimoqraaddiyadda curdinka ah ee aan weli fadhi-baradka noqon ee Somaliland.