Qeexid
"Cid si gargaar looga helo farriin u dirasho. ld qayladdirso."
[-rtay, -ratay]
qayladdir tay
qayladdir atay
f.mg3"Cid si gargaar looga helo farriin u dirasho. ld qayladdirso."
Wadaag:
U q.: war dhiillo leh cid u geyn.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Caajis, daal iyo hurdo la'aan ka yimaada cunidda qaadka.
m.dh
Wadaag:
Meel dhiillo ka dhacday meel kale gargaar uga doonid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Q. ah: cid meel dhiillo ka dhacday meel kale uga doona gargaar.
m.l.kh
Wadaag:
Dhawaaq kaalmo dalab ah oo cid loo jeediyo ama loogu digo. ld cilladhaan, qayladhaamo.
m.dh
Wadaag:
Q. ah: qof ama ka badan oo diyaar u ah dhiillo laga filayo wax ka qabashadeeda.
m.l
Wadaag:
Qayladhaan ku dhufasho.
U q.: cid halis uga digid. ld cilladhaami.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg qayladhaami. ld cilladhaamin, cilladhaamis, qayladhaamis.
m.f.dh
Wadaag:
U q.: qayladhaan cid u dirasho. ld cilladhaanso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: