Qeexid
"ld qayladdirasho."
"ld qayladdirasho."
Wadaag:
U q.: war dhiillo leh cid u geyn.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cid si gargaar looga helo farriin u dirasho. ld qayladdirso.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
eeg qayladhaanso. ld cilladhaansad, cilladhaansasho, cilladhaansi.
m.f.dh
Wadaag:
Meel dhiillo ka dhacday meel kale gargaar uga doonid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Q. ah: cid meel dhiillo ka dhacday meel kale uga doona gargaar.
m.l.kh
Wadaag: