Qeexid
"eeg qayladhaanso. ld cilladhaansad, cilladhaansasho, cilladhaansi."
"eeg qayladhaanso. ld cilladhaansad, cilladhaansasho, cilladhaansi."
Wadaag:
U q.: qayladhaan cid u dirasho. ld cilladhaanso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Dhawaaq kaalmo dalab ah oo cid loo jeediyo ama loogu digo. ld cilladhaan, qayladhaamo.
m.dh
Wadaag:
Qayladhaan ku dhufasho.
U q.: cid halis uga digid. ld cilladhaami.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg qayladhaami. ld cilladhaamin, cilladhaamis, qayladhaamis.
m.f.dh
Wadaag:
Q. ah: qof ama ka badan oo diyaar u ah dhiillo laga filayo wax ka qabashadeeda.
m.l
Wadaag:
egg dhadhanso. ld dhadhansad, dhadhansi, dhadhensad, dhadhensasho, d
m.f.dh
Wadaag: