Qeexid
"U q.: cid war dhiillo leh u geyn."
[-geeyay, -geysay]
qaylagge eeyay
qaylagge eysay
f.mg2"U q.: cid war dhiillo leh u geyn."
Wadaag:
Q. ah: qof ama dad meel dareen ka dhacay warkeeda qaada oo dad kale gaarsiiya.
ld qaylaggeyn.
m.l
Wadaag:
Cod dheer ku dhawaaqid.
Ku q.: cid canaan u jeedin.
U q.: cid taageerid. 4. U q.: cid u yeerid. 5. La q.: dhibaato darteed la dhawaaqid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
U q.: war dhiillo leh cid u geyn.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Q. ah: qof ama ka badan oo diyaar u ah dhiillo laga filayo wax ka qabashadeeda.
m.l
Wadaag:
Cid si gargaar looga helo farriin u dirasho. ld qayladdirso.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Meel dareen ka dhacay warkeeda keenid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Q. ah: qof ama dad meel dareen ka dhacay warkeeda keenid.
ld qaylakeenid.
m.l
Wadaag:
Dhawaaq kaalmo dalab ah oo cid loo jeediyo ama loogu digo. ld cilladhaan, qayladhaamo.
m.dh
Wadaag:
Q. ah: qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay aada.
m.l
Wadaag: