Qeexid
ld qaylaggeys.
ld qaylaggeys.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld qaylaggee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld qaylaroor2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ul dhumuc leh, weyn oo lagu dagaallamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Orgi waalay ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay dedgdeg u aadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Q. ah: qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay aada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Hoore yar weel salkiisa ku harid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hoore yar oo weel salkiisa ku hara.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Dameer yar oo lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qaylarraac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: U q.: cid war dhiillo leh u geyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafley biyodoonasho.
Qeexid Xigta: Nafley meel sare ka soo degid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cod dheer ku dhawaaqid.
Qeexid Xigta: Ku q.: cid canaan u jeedin.
Qeexid Kale: U q.: cid taageerid. 4. U q.: cid u yeerid. 5. La q.: dhibaato darteed la dhawaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld aroorid. Doonashada nafleyoommani ay meel biyo ka doonato.
Qeexid Xigta: (-rromdh.) Dhudhub yar oo biyo dhulka kajeexeen.
Qeexid Kale: Sheexo. 4. A. ah: xoolo ooman oobiya doonad ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Waqtiga u dhexeeya marka waagudillaaco ilaa marka qorraxdu soo baxdo. ldarooryo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: U q.: war dhiillo leh cid u geyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Q. ah: qof ama dad meel dareen ka dhacay warkeeda keenid.
Qeexid Xigta: ld qaylakeenid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Geed-nagaar xajiinka u eg oo xooluhu aad u daaqaan, kuna dararaan markiiba. ld iballaroor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Meel dareen ka dhacay warkeeda keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhawaaq dheer oo nafley sameyso.
Qeexid Xigta: Canaan.
Qeexid Kale: Digniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]