Qeexid
Q. ah: qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay aada.
Q. ah: qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay aada.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay dedgdeg u aadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qaylarraac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Nafley biyo aan oonka bi'in karin cabbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Q. ah: nafley cabtey biyo aan bi'in karin oonkii hayey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld qaylaggeys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qarraac2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -cnaa, -cnayd
Qeexid: Qarraac ahaansho (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof madax adkayn oo talada si sahlan u qaata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld qaylaggee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Orgi waalay ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Galmo aan xalaal ahayn raadin.
Qeexid Xigta: Risiq raadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Macsi raadinta ay ragga iyo haweenku sameeyaan.
Qeexid Xigta: Warwareeg aan dan gaar ah lahayn.
Qeexid Kale: ld qarraafid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg qarraacan. ld qarraacnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: ld qaylaroor2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic2, qiiq2, qiiqaab2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Dameer yar oo lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Uumi daruur la moodo oo wax gubanaayo ka soo baxa oo hawada ku baaho. ld qiic1, qiiq1 (2), qiiqaab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Budaynta xashirka bunka oo kal iyo mooye lagu budeeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld qarraaf1 (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Meel dareen ka dhacay warkeeda keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]