Qeexid
"Qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay dedgdeg u aadid."
[-cay, -cday]
qaylarraac2 ay
qaylarraac2 day
f.mg1"Qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay dedgdeg u aadid."
Wadaag:
Q. ah: qof ama dad meel qaylo ka soo yeertay aada.
m.l
Wadaag:
Nafley biyo aan oonka bi'in karin cabbid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Q. ah: nafley cabtey biyo aan bi'in karin oonkii hayey.
m.l
Wadaag:
Wax gubanaayo qaac bixin. ld qiic2, qiiq2, qiiqaab2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Qarraac ahaansho (xoolo).
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
(f.g) Dad ama xoolo abkood iyo isirkood baarid.
(f.mg) Dad iyo xoolo firkood raacid.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
Galmo aan xalaal ahayn raadin.
Risiq raadin.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Macsi raadinta ay ragga iyo haweenku sameeyaan.
Warwareeg aan dan gaar ah lahayn.
ld qarraafid.
m.l
Wadaag:
Buuq ama yulqan badan sameyn (cid).
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
U q.: war dhiillo leh cid u geyn.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
U q.: cid war dhiillo leh u geyn.
f.mg2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Cod dheer ku dhawaaqid.
Ku q.: cid canaan u jeedin.
U q.: cid taageerid. 4. U q.: cid u yeerid. 5. La q.: dhibaato darteed la dhawaaqid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: