Qeexid
Ka q.: cid ka dhawaajin.
[-iiyay, -iisay]
qaylisiiiyay
qaylisiiisay
f.mg2Ka q.: cid ka dhawaajin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg qaylisii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld qaylin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cod dheer ku dhawaaqid.
Qeexid Xigta: Ku q.: cid canaan u jeedin.
Qeexid Kale: U q.: cid taageerid. 4. U q.: cid u yeerid. 5. La q.: dhibaato darteed la dhawaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qayil2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg qayli. ld qaylis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid wax xafidsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Dameer yar oo lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Qof qaad ku filan siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhawaaq dheer oo nafley sameyso.
Qeexid Xigta: Canaan.
Qeexid Kale: Digniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Shanqar “qaw” ku dhalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Orgi waalay ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Wax la ekeysiin, wax lagu shubi karo ama lagu ridi karo ama la saari karo.
Qeexid Xigta: Xoog ama tabcid wax ku oggoleysiin.
Qeexid Kale: Cudur cid ku ridid. 4. Nafley meel marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Biyo yar oo wasakh leh oo wadaanta ama darka ka daata oo ceelka agagaarkiisa jiifa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Weel, wax yar oo hoore ah daadin.
Qeexid Xigta: Uunsi shidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Q. ah: qof ama dad meel dareen ka dhacay warkeeda keenid.
Qeexid Xigta: ld qaylakeenid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Meel dareen ka dhacay warkeeda keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: U q.: war dhiillo leh cid u geyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qaylaggeys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld qaylaggee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: U q.: cid war dhiillo leh u geyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]