Qeexid
"Riddo si xoog leh meel ugu shalwin."
[-iyay, -isay]
qayraam yay
qayraam say
f.g2"Riddo si xoog leh meel ugu shalwin."
Wadaag:
Heesihii hore oo caashaqa ku saabsanaa.
Q. ah: qof heesihii hore ee caashaqa tirin jirey. ld qaraami.
m.l
Wadaag:
(-ammo/-nno, m.dh) Dhar harag la jilciyey ka samaysan oo waayihii hore la qaadan jirey.
m.l
Wadaag:
Wax la qayraamiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qayladhaan ku dhufasho.
U q.: cid halis uga digid. ld cilladhaami.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Arrin la qaban doono waxyaalaha ay u baahantahay oo ku fuli doonto isku duwid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley, ul qaysaraan ah la dhicid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag: