Qeexid
"U q.: qof dhibaateysan cid kaalmo ka dalbasho."
[-shaday, -shatay]
qaysh haday
qaysh hatay
f.mg3"U q.: qof dhibaateysan cid kaalmo ka dalbasho."
Wadaag:
Weel quraarad ka samaysan oo wax lagu shubto; dhalo.
Maaddo adke ah, jebi og, aan midab lahayn, ilays mootiye ah oo ka sameysan ciid iyo soodhe la isku dhalaaliyey. ld qarshad.
m.dh
Wadaag:
Dhanka dabayshu ka imanayso, aadid.
Xoolo lumid.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
Biyo yar oo wasakh leh oo wadaanta ama darka ka daata oo ceelka agagaarkiisa jiifa.
m.l
Wadaag:
qayb goobo m.dh (-bo ..., m.l) (xis.) Qayb ka mid ah goobada ee ka sammaysanta laba gacmood dhexdood iyo meeriska. Bedka q. g. waa 1/2 r +, taas oo r ay tahay acanka, +- na tahay xagasha.
Wadaag: