Qeexid
"Dad meel miyi ah wada deggen."
Qeexid Xigta
Beesha shinnida.
"Dad meel miyi ah wada deggen."
Beesha shinnida.
Wadaag:
Laba nafley ama ka badan oo d'adooda isku mid tahay.
Khayr. ld qayr.
m.l
Wadaag:
(-dad, m.l) Cad yar oo maro ah oo ilaa laba yaardi dhan oo sida badan ay carruurtu qaataan.
m.l
Wadaag:
Orodsiinta nafley meel ay ku sugnayd laga orodsiiyo si looga fogeeyo. ld ceyrin.
m.dh
Wadaag:
Dad dagaal in ay u baxaan diyaar u ah.
Shinnida marka ay guureyso.
m.l
Wadaag:
Geed weyn, dheer oo qodxo leh oo balliyada ka baxa.
Balli yar.
m.l
Wadaag: