Qeexid
"ld qibleysasho."
"ld qibleysasho."
Wadaag:
Wax dhanka qiblada u jeeda ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(f.g) Cid qiblo u jeedsasho.
(f.mg) Waxqiblo u jeedsasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Wax dhanka qiblada u jeedin.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Jahada kabcada oo ay muslimiintu u jeestaan marka ay dukanayaan.
(-ooyin, m.l) Jaho. ld qiblad.
m.dh
Wadaag: