Qeexid

"ld qaac1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiic oo kali ah:
  • Markale ayaa naftayda ku idhi, labo astaamood ayaad heshay, haddana markale ayaan u imid Rasuulkii Alle oo jooga meesha la yidhaahdo Baqiic Al-qarqad (meel markii danbe noqotay xabaalaha) wuxuuna aasayay mid ka mid ah asxaabtiisa.
  • Qaraxaan oo dhaliyey qiic iyo dab ayaa ciidamada Ethiopia baaburta joojiyeen kuwaas oo ka soo dagey iyada oo gurmad uga yimid ciidamo ku sugnaa Madaxtooyada.