Qeexid

"Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid."

Qeexid Xigta

Cid sharfid. ld qaymee.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga qiimee oo kali ah:
  • Waaya-aragnimada carruurta waxaa saameeya cilaaqaadkooda, hab-dhaqankooda, waxay aaminsan yihiin iyo waxay qiimeeyaan.
  • Balaayo kasta oo dhacdaa waxay is beddel ku keentaa aragtida qofka, waxay u dillaacisaa indho cusub oo uu wax ku qiimeeyo.