Qeexid
"Qalab dibida lagu xiro oo beerta lagu falo."
"Qalab dibida lagu xiro oo beerta lagu falo."
Wadaag:
(-iyo, m.l) Shay bir ah oo ka mid ah qalabka guriga looga adeegto, oo leh af wax lagu gooyo iyo daab la qabsado. ld middi.
m.dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Siyaakhad shunufyo leh, qalin ka samaysan, cududdaha la gashado oo waayihii hore dumarku qaadan jireen.
m.l
Wadaag: